Wararkii ugu dambeeyey waanwaanta laga dhex wado Farmaajo iyo Rooble

Waxaa weli socda waanwaanta laga dhex wado Madaxweynaha Somalia Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihiisa, waxaana dadaaladaas hoggaaminaya Madaxweyne Qoorqoor iyo Guddoomiye Mursal. Madaxweyne Qoorqoor oo ay wehliyaan Wasiirka Waxbarashada C/llaahi Carab iyo Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Al Cadaala ayaa caawa kulan qeyb ka ah dhexdhexaadinta ugu tagay Madaxweyne Farmaajo, iyagoo kala hadlay in la isu keeno isaga … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey waanwaanta laga dhex wado Farmaajo iyo Rooble